how your donation could help...

$10

buys 500 sachets of Oral Rehydration Salts or 1,000 vitamin A tablets

$20

buys 150 sachets of Plumpynut – enough to feed 150 malnourished children per day

$30

buys 2 boxes of Therapeutic feeding milk for treating severe malnutritio

£50

buys 16,000 water purification tablets
Telephone: 00 445601563217       Email:caawin@hotmail.co.uk
Caawin.com:-Gargaarka, Samaflka iyo Is-caawinta ayaa ah arrimo muhiim ah Mudnaan weyna leh Shareecada Diinteena Islaamka, loona baahan yahay in la illaaliyo, sida ugu wanaagsana loo guto, waana mid laga helaayo Ajar iyo Xasanaad weyn.

 -Hadaba Waxaan ka Codsaneeynaa Ummadda Somaaliyeed ee Qurbaha ku Dhaqan(Jaaliyadda) in eey Gacan ka geeystaan howlaha Samafaleed ee Hay,adda Wadniga ah    oo u taagan
ama sida gaarka ah isu-xalqaanta Taakuleeynta Dadka Somaaliyeed oo Tabaaleyn sadan Sidda:-
1-Taakuleeynta Agoomaha.
2-Daryeelka Caafimaadka.
3-Waxbarashada Dadka Dan-yarta ah.
4-Xaaladaha Deg-dega(IWM)
 Sidaas awgeed--Waxaanu ka Codsaneeynaa Dadka Somaaliyeed in eey doorkooda gutaan, dareemaan Masuuliyada Diineed iyo Qarameed
Marka aad Lacaga Diraaysaan oo aad Xawaaladaha Somaaliyeed Xafiisyadooda joogan halkaas ku bixiyaa Wixii aad awoodan oo Sadaqo ah.
habka lacagta dadku ugu soo hagaajin karaan
 
C/qaadir xaashi
wakiilka QaranExpress North London
Code: UKRMR
02074823808 -T
07940063044 -M
xawilaada Olympic somali6000

© caawin.com    Designed by Tayosoftware